BBC News, Somali – War
Wararka ugu waaweyn

TOOS, Iiraan oo ka dhawaajisay in cududeeda milatari ay ka xoog badan tahay ka hor dagaalka, xilli Israa’iil ay sheegtay in dowladda Iiraan ay si weyn u wiiqantay
Tebinta Tooska ah

Cod, Aflagadadu ma dambi ayay ka tahay Soomaaliya?
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku soo eedeeyay Sacdiyo laba eedeymood oo kala ahaa kicin dadwayne iyo aflagaado madaxeed.
9 Saacadood ka hor

Koobka Adduunka 2026: Wax walba oo aad dooneyso inaad ka ogaato
Markii ugu horreysay taariikhda tartanka isboortiga ee ugu weyn adduunka, waxaa ka qayb geli doona kooxo ka socda 48 dal.
2 Juunyo 2026

Itoobiya: Masuuliyiin doorasho oo la sheegay in ay waraaqaha codeynta ku tagri-faleen oo baaritaan lagu wado
Xisbiga ku guuleystay 274 kursi oo ka mid ah 547-da kursi ee baarlamaanka ayaa soo dhisi doona dowlad oo dalka hoggaamin doona shanta sano ee soo socota.
2 Juunyo 2026

Sidee Tehran iyo Netanyahu u hor istaageen hamiga Trump?
Isagoo dareemaya cadaadiska ka imanaya cod-bixinta iyo xulafada Khaliijka, Aqalka Cad wuxuu riixayaa heshiis, laakiin Iiraan waxay rabtaa tanaasul, sida uu qoray tifaftiraha caalamiga ah ee BBC.
2 Juunyo 2026

Kuwani waa 10-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan Afrika sanadkan 2026
Tirooyinkan ayaa inta badan loo adeegsadaa si ay daliil ugu noqdaan horumarka qaaradda ama in lagu xasuusiyo in Afrika ay weli waddo dheer oo dhinaca dhaqaalaha ah ay ka harsan tahay.
2 Juunyo 2026

Maxay yihiin saddexda tallaal ee Ebola ee horumarinta lagu wado?
Hadda waxaa dalka DR Congo ka jira in ka badan 1,000 kiis oo looga shakisan yahay iyadoo sagaal kiis la xaqiijiyey dalka deriska la ah ee Uganda.
2 Juunyo 2026

The Telegraph: Guul darrada Trump ee dagaalka Bariga dhexe waa guusha Erdogan
Qoraaga warbixinta ayaa yiri: “Tan iyo markii uu billowday dagaalka Iiraan, cidina si dhab ah ugama warqabto waxa ka socda Turkiga.
2 Juunyo 2026

Muxuu Ruto maanta ka yiri dugsiyada quraanka lagu barto?
Waxa uu sheegay in tani ay ka caawin doonto caruurta in ay helaan waddo lawada ogsoon yahay oo ay wax ku bartaan.
1 Juunyo 2026

Netanyahu oo guul wayn u arka qalcada taariikhiga ah ee Lubnaan ee laga taagay calanka Israa’iil
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yisrael Katz ayaa Axaddii sheegay in “Afar iyo Afartan sano kadib dagaalka geesinimada leh, iyo maalintii la xusayey askartii ku geeriyootay dagaalkii koowaad ee Lubnaan (1982), askartu waxay ku soo laabteen dusha sare ee Qasriga Beaufort, waxayna mar kale ka taageen calanka Israa’iil”.
1 Juunyo 2026

Sidee looga hortagi karaa wasakhda ilkaha maxayse yihiin talooyinka ay ansaxiyeen dhakhaatiirta ilkaha
Haddii aad istaagto qeybta cadayada ee dukaan kasta, oo aad baarto baakadaha, waxaad arki doontaa in intooda badan ay muujinayaan sifooyinka la xiriira cadaynta ilkaha.
1 Juunyo 2026

Afrika oo bilaabaysa isticmaalka Su-34M, diyaaradda dagaalka cusub ee Ruushka
Su-34M waa diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay, kuna takhasustay weerarrada masaafo dheer. Waxaa loo sameeyay inay fuliso weerarro ka dhan ah bartilmaameedyada dhulka iyo badda, isla markaana ay isku difaacdo hawada.
1 Juunyo 2026
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP

Itoobiya oo galeysa doorasho uusan qof walba codeyn karin
31 Maajo 2026

Ciidamadii shalay weeraray Baydhabo oo ka hadlay sababta ay weerarka u qaadeen
31 Maajo 2026

Sheeka-xariirada ay ciidanka Botswana ka sheegaan Janaraal Caydiid
29 Maajo 2026

Waa kuma Saadiq Joon?
28 Maajo 2026

Maxaa laga filayaa doorashooyinka qaranka Itoobiya?
28 Maajo 2026

Soomaaliya oo rajo fiican ka qabta qodista shidaalka dhamaadka sannadkan
27 Maajo 2026

Soomaaliya oo sheegtay in Turkigu uu markaan u soo jeesanayo macdanteeda
26 Maajo 2026

Dalal carbeed iyo kuwo islaam ah oo cambaareeyey safaaradda ay Somaliland ka furanayso Quddus
25 Maajo 2026

Falanqayn: Maxaa xalay helay Arsenal ka dib Finalkeedii labaad ee Horyaalka Yurub?
31 Maajo 2026

Waa kuwee ciyaartoyda kubbadda cagta adduunka ugu qanisan?
28 Maajo 2026

10 ka ciyaartoy ee ugu mushaharka badan aduunka 2026
27 Maajo 2026

Spain: la yaab iyo taariikh aan horrey u dhicin oo uu sameeyey ninka layliya xulka dalkaas
26 Maajo 2026

Waa kuwee cayaartoyda ugu da’da weyn ee ka soo muuqan doona koobka adduunka
25 Maajo 2026

Taageerayaasha Arsenal, Liverpool, Man-United iyo Chelsea maxay ka dheheen tegista Pep Guardiola?
24 Maajo 2026

Guardiola oo ka tegaya Man City kadib 10 sano oo uu maamule ka ahaa
22 Maajo 2026

Gudaha guushii horyaalka Arsenal – Hees Tiktok, doonyo iyo dab
20 Maajo 2026

Haweeney Abaal-marinta Filimka Afrika usoo xiratay dhar ka sameysan 500 oo xabbo oo rooti
11 Maajo 2026

Wax ka ogow toddobada dal ee ugu yar adduunka
4 Maajo 2026

TikToker 81-jir ah oo adduunka caan ka ah
19 Abriil 2026
5:06
Cod, Dhegeyso: Siciid Saalax oo ka hadlaya shaqsiyadda Buuni iyo Qoraa Dr Cali Jimcaale, Muddada 5,06
3 Abriil 2026

Shiicada oo si adag u dhaliishay Taliban: “Cadaadiska hanalaga joojiyo”
30 Maajo 2026

Sacuudiga oo war kasoo saaray Ciidda Carafo
18 Maajo 2026

Yaa dhisay Kacbada? Goorma ayaana la dhisay?
16 Maajo 2026

Wax ka ogow Tuulada Soomaalida ee UK ee aadka loo booqan jiray 1904
8 Maajo 2026

Sacuudiga oo adeegyo casri ah kusoo kordhiyay Xajka sanadkan
5 Maajo 2026

Yaasir Carafaat: Israa’iil way i bahdishay, hadday doonayso inay i disho sidaa ha samayso (Dukumenti)
5 Maajo 2026

Siddeeda waxyaabood ee Iiraan ay kusoo kordhisay caalamka
2 Maajo 2026

Sacuudiga oo soo saaray shuruuc cusub oo Xajka ah
2 Maajo 2026

Maxaa ku qasbay guddoomiyaha Gedo inuu ka goosto dowladda federaalka?
14 Maajo 2026
5:13
Cod, Mandheera: Faahfaahin kasoo baxaysa dhacdo naxdin leh oo lagu laayay dad rayid ah, Muddada 5,13
11 Maajo 2026
3:40
Cod, Waddada isku xirta Nairobi iyo Gaarisa oo rabshado u xiran maalintii labaad, Muddada 3,40
29 Abriil 2026
2:56
Cod, Soomaali ku sugan caasimadda Iiraan oo ka warramaya xaqiiqda taalla gudaha dalkaas, Muddada 2,56
16 Abriil 2026
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Xiga Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
29:00
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
1:00:00
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
29:00
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
1:00:00

Daraasad: Malaayiin bukaannada kansarka naasaha ah oo qaab cusub loo daaweyn karo
1 Juunyo 2026

Dhakhaatiirtu ma waxay ogaadeen nooc cusub oo sonkorow ah?
31 Maajo 2026

Sidee u joojin karnaa cunista xad-dhaafka ah?
29 Maajo 2026

Sidee qof uga badbaadin kartaa kulaylka daran ee lala dawakho xilligan xajka
26 Maajo 2026

Haweeneey ninkeeda oo macmal ah aas u sameysay
30 Maajo 2026

Shirkada sameeya baabuurta dunida oo la daaladhacaya in ay Shiinaha la tartamaan
28 Maajo 2026

NASA oo daaha ka qaadday talaabooyinka xiga ee ay saldhig kaga dhisayso oogada dayaxa
27 Maajo 2026

Haddaad jeceshahay telefoonka Apple halkan ka ogow dhammaan jawaabaha su’aalaha aad isweydiineyso
27 Maajo 2026
Nagala soco Baraha Bulshada
Ugu Aqris Badan
- 1TOOSIiraan oo ka dhawaajisay in cududeeda milatari ay ka xoog badan tahay ka hor dagaalka, xilli Israa’iil ay sheegtay in dowladda Iiraan ay si weyn u wiiqantay
- 2Kuwani waa 10-ka waddan ee ugu dhaqaalaha badan Afrika sanadkan 2026
- 3Aflagadadu ma dambi ayay ka tahay Soomaaliya?
- 4Afrika oo bilaabaysa isticmaalka Su-34M, diyaaradda dagaalka cusub ee Ruushka
- 5Itoobiya: Masuuliyiin doorasho oo la sheegay in ay waraaqaha codeynta ku tagri-faleen oo baaritaan lagu wado




















